Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Xiaobo vill att hustrun tar emot fredspriset

Biladda Nabadda ee Nobeelka

Publicerat tisdag 12 oktober 2010 kl 19.30
Liu Xia, haweeneyda u dhaxda Liu Xiaobo oo ku guuleeysta biladda nabadda ee Nobeelka.

Liu Xiaobo, ahna caalinka ku guuleeystay toddobaadkii ina dhaafay biladda Nobeelka ee nabadda ayaa xaaskiisa oo lagu magacaabo Liu Xia  ka codsaday inay iyadu u matasho una soo qaaddo biladda Nobeelka ee magaalada Oslo lagu bixin doono 10 bisha diseembar ee sannadkan.

Waxaase aan la garaneeyn in middaasi suurtagal tahay iyo in kale maadaama ay Liu Xia  xayir ugu jirto gurigeeda.

Dawladda Shiinaha ayaa sheegtay magacaabidda biladdaa loo magacaay Liu Xiaobo inay tahay mid muujineeysa ixtiraam la’aanta loo hayo xeerka dalkaasi.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".