Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Rekordunga Riksdagsledamot

Xildhibaan Da'da yar

La daabacay torsdag 14 oktober 2010 kl 20.45
Anton Abele, xildhibaanka ugu da'da yar ee xildhibaannada baarlamanka.

Anton Abele ahna 18-jir ayaa noqday da'dii ugu yarayd ee xildhibaanada baarlamanka ee doorashadii septeembar 2010, middaasina oo ka dambeeysay kolkii ay xildhibaanad baarlamanka uga tirsanayd xisbiga Mudaraatka ay kursigeedii baneeysay kuna wareegtay siyaasiyiinta maamulka degmada Istockholm.

Abele ayaa liiska doorashada ee xisbiga Mudaraatka degmada Istockholm kaga jiray kaalinta 15-aad. Isagoona uu xildhibaankan da'da yar ku soo caan-baxay dilkii naxdinta lahaa ee loo geeystay Riccardo Campogiani sannadkii 2007 oo uu bilaabay kacdoon ka dhan ah dilalka waddooyinka ka dhaca.

                                            Kenadid.Mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".