Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Saraakiil La Eryi Doono

La daabacay torsdag 14 oktober 2010 kl 21.30
Mid ka mid ah cutubyada kumaandooska. Foto: Försvarsmakten/Scanpix.

Laanta saxaafadda ee wasaaradda difaaca ayaa u xaqiijisay idaacadda wararka ee Ekot in maamulka wasaaraddu shaqada ka eryi doono dhammaan ciidanka diida ama aan diyaarka u ahayn iney dalka dibaddiisa ka hoowl-galaan haddii loo baahdo.

Maamulka ciidammada qalabka sida ayaa go’aamiyay in dhammaan shaqaalaha ciidammada qalabka sida ey u diyaar garoobaan iney dalka dibaddiisa ka hoowl-geli karaan haddii loo baahdo, islamarkaana soo saaray dhabba ah heshiis (Kunturaat) cusub.

Hogaanka ciidanka ayaa haddaba maanta soo saaray in dhammaan ciddii aan heshiiskaa saxiixin shaqada laga eryo.

Heshiiskan cusub ayaa dhaleeceeyn ballaarani uga timid  oo uu ka mid yahay ururka saraakiisha ciidammada qalabka sida.

                                                      Kenadid.Mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".