Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Lärarlegitimation

Macallimiinta oo shahaado lagu xirey

La daabacay måndag 18 oktober 2010 kl 12.39
Wasiirka waxbarashada Jan Björklund .

Laga bilaabo xilliga deeyrta ee sanadka 2012-ka ayaa waxaa khasab ah in macalimiinta iskuulada dhiga iyo kuwa ka shaqeeya dugsiyada xanaanada ,looga baahan yahay in ay heeystaan shahaado ay macallinimo ku soo barteen.

Macallinkii aan shahaadadaas macallinimada heeysan lama siin doono shaqa joogta ah ,sidoo kalana looma ogolaan doono in uu buundooyin u qoro ardayda uu macallinka u yahay.

Wasiirka waxbarashada Jan Björklund ayaa soojeedinta sharcigaas maanta ku soo bandhigey shir jaraa'id oo uu qabtey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".