Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
H&M och Kambodja

Shirkadda H&M iyo Kambodja

La daabacay onsdag 20 oktober 2010 kl 10.08
Warshad dharka sameeysa oo ku taala dalka Kambodja.Foto: Nils Horner/Sveriges Radio.

Shaqaale gaaraya ilaa 300 qof ayaa dalka Kambodja shaqooyinkoodii laga eryey kuwaas oo ka shaqeeynayey warshad dharka sameeysa oo qandaraas hoose oo ay dharka ugu sameeyso, la leh shirkadda Hennes & Mauritz oo dalkaan Iswiidhan laga leeyahay.

Shaqaalahaan ayaa shaqada laga eryey ka dib markii ay sameeyeen shaqa joojin ay ku dalbanayaan in mushaarooyinka loo kordhiyo.

Shirkadda H&M ayaa arrintaan waxba ka qaban karin maadaama ay shaqaalahaani u shaqeeyaan shirkad qandaraas hoose ku heeysata in ay dharka shirkadooda u sameeyso.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".