Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.
Sahlin går ensam på Afganistanmöte

Xisbiyada dalkaan iyo Afgaanistaan

La daabacay torsdag 21 oktober 2010 kl 14.00
Hogaamiyaha xisbiga Sooshaldemoqoraadiga Mona Sahlin .Photo: Fredrik Sandberg / SCANPIX

Maanta ayaa waxaa kulmaya hogaamiyaha xisbiga sooshaldemoqoraadiga Mona Sahlin , Raysalwasaare Fredrik Reinfeldt iyo wasiirka arrimaha dibadda Carl bildt ,si ay isugu dayaan heshiis meel dhexe la isugu yimaado oo laga gaaro xaaladda ciidamada Iswiidhan ee ku sugan            dalka Afgaanistaan.

Inkastoo Mona Sahlin iyo qof kale lagu casumey ka soo qeeybgalka shirkaas muhiimka ah,laakiin hadana hogaamiyaha Sooshaldimoqoraadiga ayaa rabta in ay kaligeed shirkaas ka qeeybgasho sida uu wargeeyska Aftonbladet u sheegey hogaamiyaha xisbiga bidixda ee Vänster-ka Lars Ohly , wuxuuna intaas ku darey in Mona Sahlin ay falkaas ku muujineeyso sida dhammaan saddexda xisbi ee casaan /cagaarku muddici ugu yihiin wadahadaladaas.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".