Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Rödgrönt Afganistan

Xisbiyada mucaaradka iyo Afganistan

La daabacay fredag 22 oktober 2010 kl 16.35

Hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaradka ee Casaan/cagaarka ayaa maanta shir ay isugu yimaadeen waxay isku raaceen, in la sii wado wadahadalada ay dawladda kala leeyihiin sidii laga yeeli lahaa muddo dheeraad ah oo loogu daro joogitaanka ciidamada dalkaan Iswiidhan ka jooga dalka Afgaanistaan,sidaasna waxaa sheegey hogaamiyaha xisbiga bidixda ee Vänster-ka Lars Ohly .

Dawladda ayaa waxaa laga rabaa 4-ta bisha november in ay soo gudbiso fikirkeeda ku aadan wixii laga yeeli lahaa ciidamada dalkaan Iswiidhan uga sugan dalka Afgaanistaan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".