Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Misstänkt ny skottlossning i Malmö

Ciidan La Howl geliyay

La daabacay lördag 23 oktober 2010 kl 17.39
Faadumo Maxamed oo ku dhaqana Malmö
(4:40 min)
Fatima Mohamed, "Labadan beri ajnabigu magaalada wey ku yaraadeen".

Bulshada magaalada Malmö ayaa weli wel-wel kaga jiraa xabbad lala beegsanayo dadyoowga soo galootiga ah ee carrigaa ku dhaqan.

 

Mudooyinkaan danbe ayaa waxaa magaalada Malmö ka dhacayey dilal iyo isku dayo dil ah oo loo geeysanayey dadka asalkoodu qaxootiga yahay. Booliiska magaaladaas ayaana tuhunsan in uu jiro hal qof oo si bareer ah u tooganaya ama u bar-tilmaameedsanaya dadka soo-galootiga ah ee magaaladaas ku dhaqan. Waxaa buslahadaa ka mid ah Faadumo Maxamed.

                                                    Kenadid.Mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".