Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Rinkebyupplopp

Afar dhalin yaraa oo lagu xukumey magdhow

Publicerat tisdag 26 oktober 2010 kl 17.20
Bangiga Nordea ee Rinkeby

Dhalin yaradan oo lagu xukumey danbiyo burburin baanka Nordes ee ku yaala xaafadda Rinkeby ee waqooyiga magaalada Stockholm, halkaas oo ay isku dayeen ineeey jabsadaan qaanada lacagta eebanaanka ku taala. Xukunkaan ayaa loo qeeybiyey sadex. Waa ineey dhalin yaradan qaarkood ay ku shaqeeyaan iskaa waxa uqabso,waa in qaarkood loodiro goobaha lagu daryeelo dhalin yarada danbiyada gasha. Meesha kuwa qan gaarkaa ladhigi doono xabiska caadigaa. Balse dhalin yaradaan waxaa dhamaantood lagu xukimey ineey magdhaw gaara haya 235 kun oo koron ay siiyaan bangiga Nordea oo ah bangiga dhismihiisa dhibaatooyinka loogeeystey, dhinaca kalan la gaarsiiyey in albaabada lookiro, waa waaxdii ku taaley xaafadda rinkeby.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".