Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Riksdagslön

Mushaarooyinka Xildhibaannada

Publicerat måndag 1 november 2010 kl 19.31

Saddex daloolow dalool xildhibaannada baarlamanka ayaa laba jibaaray mushaarooyinkooda marka loo bar-bar dhigo midkii ey qaadan jireen intee aaney xildhibaannada noqon. 100 ka mid 123 xildhibaan ayey gunnadoodu kor u kacday mar baaritaan lagu sameeyey dhammaan xildhibaannada cusub ee baarlamanka.

Xildhibaannada qaarkood ayuu mushaarkoodu ka soo kacay eber halka ey iminka qaataan 56 000 koron bishii ahna mushaarka xildhibaannada baarlamanka u matala xisbiyada.

Xildhibaannada mushaarooyinkooda laba jibaaray ayey badankood bar   yihiin xubnaha baarlamanka u matala xisbiga SD.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".