Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Kärleksinvandring

Qaxa Jaceeylka

Publicerat tisdag 2 november 2010 kl 16.43
Dadyoowga jaceelka u soo qaxa oo kor u kacday.

War laga soo xigtay heeyadda socdaalka ayaa sheegay in afartii sannadood ee ugu dambeeysey kor u kaceen 30 boqolkii bulshada iswiidhishka ee caashaqu dibadda ku galo, sida ku cad war laga soo xigtay heeyadda wararka ee TT.

Dalalka ey badankood ka yimaadaan soo-galootiga jaceeylka u soo haajira ayey ugu badan yihiin Taayland, Ciraaq iyo Soomaaliya, badankoodna yihiin haween.

- Waa mid la filayo iney kor u sii kacdo, sida uu sheegay Thomas Niedomysl, kan hoowl-gala machadka culuunta mustaqbalka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".