Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xabsiyidda Dadka La Masaafurinayo

Publicerat tisdag 15 februari 2011 kl 17.10

Waa in la waajibiyo sidii maxkamad go’aan uga gaari lahayd kolka la xabsiyeeynayo ruux lagu go’aamiyay in dalka laga tarxiilo, sidaa waxaa soo jeedisay baaritaankii dadka goobo lagu xafidayo inta dalka dibadda looga saarayo.

Baaritaanka ayuu sidoo kale ku cad yahay in go’aanka maxkamaddu gaarto laga dhigo mid laba toddobaad socda kadibna dib maxkamadda loo hor geeyo si go’aan hor leh looga gaaro.

Marka ugu horreeysa waa in xafididda ruuxa laga bilaabaa goobaha hayadda socdaalka ama goobo khaas ah ee hayadda daryeelka maxaabiista (kriminalvården), iyo sidoo kale in hayadda socdaalku abuurto xarumo khaas ah ee ka ammaan adag looguna sahlo dadyoowga lagu hayo daryeel caafimaad, sida baaritaanka ku cad.

Isha: TT

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".