Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Mudaharaadyo Göteborg ka dhacey

Publicerat onsdag 16 februari 2011 kl 10.14
Foto: Claudio Bresciani/Scanpix,

Booliska ayaa habeeynkii xaley xoog ku kala direy mudaharaad balaaran oo ka dhacey xarun hey'adda socdaalku ay ku leedahay Kållered oo banaanka ka ah magaalada Göteborg.

Mudaharaadkaas ayaa ka soo horjeedey qaxooti ciraaqiyiin ah oo la qorsheeynayo in la masaafuriyo.

Booliiska ayaa goobtaas ku qabtey 16 qof oo ka mid ahaa dadkii goobtaas ku mudaharaadayey,waxay sidoo kale goobtaas ka fogeeyeen ilaa sagaashameeya qof.

Mudaharaad kaas la mid ah oo ay ka soo qeeybgaleen ilaa tobaneeya qof ayaa wuxuu saaka subaxnimadii ka dhacey garoonka diyaaradaha landvetters oo ku yaala magaalada göteborg.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".