Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Skärpta Straff i heliko+pterrånen

xukunkii oo lagu sii adkeeyey

La daabacay onsdag 16 februari 2011 kl 14.46
Diyaaradaha qumatiga u kaca oo lacag lagu dhacay dhan 39 milyan oo karoon

Waxaa xukunkii lagu sii adkeeyey saddexdii nin oo laba sano ka hor diyaarada ku dhacay lacag dhan 39 milyan oo karoon, raggaas oo ay horey xukun kala duwan ugu ridday maxkamad degmo ,maxkamadda racfaanka ayaase maanta soo gabagabeeysey dhageeysigii dacwadooda taas oo xukunkii lagu sii adkeeyey.

Culeeyska ugu badan ee xukunka maanta aya ku dhacay duuliyhii diyaarada lagu dhacay lacagtaas iyo caawiyahiisii oo siddeed sanadood baalka loo galiyeyWaxaa xukunkii lagu sii adkeeyey ninkii laba sano ka hor diyaarada ku dhacay lacag dhan 39 milyan oo karoon, raggaas oo ay horey xukun kala duwan ugu ridday maxkamad degmo ,maxkamadda racfaanka ayaase maanta soo gabagabeeysey dhageeysigii dacwadooda taas oo xukunkii lagu sii adkeeyey.

Culeeyska ugu badan ee xukunka maanta aya ku dhacay duuliyhii diyaarada lagu dhacay lacagtaas iyo caawiyahiisii oo siddeed sanadood baalka loo galiyey

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".