Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sida oo loo magacaabay agaasime guud

Publicerat torsdag 17 februari 2011 kl 14.39
Agaasime guud ee Sida Charlotte Petri Gornitzka

Maanta ayaa xukuumada dalkaan Iswiidhan waxay u magacoowdey agaasimaha guud ee hay'adda deeqaha dalkaan Iswiidhan u qaabilsan marka magaceeda la soo gaabiyana loo yaqaano SIDA.

Agaasimaha guud ee Sida Charlotte Petri ayaa looga fadhiyaa in ay dardargliso sidii deeqaha uu dalkaani bixiyo tayo u yeelan lahaayeen isla markaana gaaraan halkii loo qoondeeyey sidaasna waxaa war saxaafadeed ku soo saartey wasiirka deeqda dalkaan Iswiidhan Gunilla Carlsson.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".