Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xad-gudubyada loo geeysto caruurta

Publicerat torsdag 17 februari 2011 kl 14.52
xad-gudubyada loo geeysto caruurta oo si dhaba loo eegin

Dacwooyinka ka dhan ah xad-gudubyada loo geeysto caruurta ayaa waqti dheer qaadata, baaritaan ay arrinkaan ku sameeyeen booliska iyo xeer ilaaliye ayeey cabasho ka muujisay hay'adda badbaadada caruurtu Rädda Barn oo hadda soo ururisay tirada xagiiqda ah kadib markii ay u kuurgashey sharciyada u yaala xeer ilaaliyaha guud oo dhigaya in dacwada ku saabsan xad-gudubyada dhalaanka la gorfeeyo muddo 90 cisho gudahood ah haddii arrintu adag tahayna xal looga keeno in ka yar 115 maalmood.

Daahitaankaan tirada badan ayaa muujinaya in dhallaanka aan la siin muhiimmad gaar ah, aanna la dhageeysan lana qiimeeyn dhibkooda, sidaasna waxaa tiri Åsa Landberg oo ah takhtar cilminafsi ah oo ka hawlgala hey'adda Rädda Barn.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".