Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Vapenförsäljning

Iibinta hubka oo korortay

Publicerat måndag 21 februari 2011 kl 11.27

Iyadoo ay sii kordhayaan qalalaasaha ku yimid dhaqaalahii adduunyada, ayaa hadana waxaa misna dhinaca kale sii siyaasadda iibshadda hubka ee la iibsanayo. Sidaana waxaa lugu sheegay tirro koob ay sameysay machadka daraasadda nabada ee Stockholm ee SIPRI.

Xiisadaha dhaqaale ee jiray sanadkii 2009-ka ayey soo saareyaasha ugu weyn ee hubka kor u kaceen iibintiintiisa 15 milyaar oo doolar ama 8% marka la bar-bar dhigo sanadkii ka sii horeeyey ee 2008-da.

Waa sanadkii toddobaad oo isku xigga ay kor u kacday iibinta hubka. Machada Spri-na waxa uu runsan yahay iney sii kordheysa iibsashada hubka, waxaana ugu waceyn bey tiri hey'adu qarashaadka dagaalka ee Mareykanka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".