Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Batljan oo Jagadii Iska Casilay

Publicerat tisdag 22 februari 2011 kl 13.22
Ilija Batljan (S) i landstingets lokaler på Kungsholmen. Foto: Fredrik Sandberg /Scanpix.

Mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu dhumucda waawayn ee xisbiga Sooshiyaaldimoqoraadiga, Ilija Batljan, ayaa isaga dagay jagadii uu xisbiga Sooshiyaaldimoqoraadiga u hayah, si uu agaasime ku xigeen uga noqdo shirkad madax bannaan.          

                                       

Batljan, ahaana wejiyadii xisbigu ku doorashada galay doorashadii dalka ka dhacday bishii septeembar ee 2010, wuxuu iska casilay jagadii uu xisbiga uga hayay siyaasiyiinta maamulka degmada Istockholm, kuna wareegay ku simaha agaasimaha guud ee shirkadda guryaha Dombron ee fjärde AP-fonden.
Batljan ayaa horay uga ahaan jiray madaxa degmada Nynäshamn, iyadoona la hadal hayay inuu noqon karo shakhsiga bedela Mona Sahlin hogaamiyaha xisbiga Sooshiyaaldimoqoraadiga, kolka ay aakhirka bisha maarso xukunka isaga degto.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".