Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Safaaradda Liibiya oo Shaqaale Isaga tageen

Publicerat tisdag 22 februari 2011 kl 13.30
Demonstration mot regimen i Libyen vid landets ambassad i Stockholm. Foto: Bertil Ericson /Scanpix.

Saddex ka tirsan shaqaalaha ka howl-gala safaaradda dalka Liibiya ku leeyahay Iswiidhen ayaa hoowshii ey u hayaan safaaradda isaga tagay, middaasina oo ey ku sababeeyeen falalka uu maamulka dalka Liibiya kula dhaqmayo shacabkiisa. Saddexda sarkaal ayaan ahayn diblamaasiyiin, hase yeeshee haysta dhalashada dalkan Iswiidhen.

- Waxey noola muuqatay in eynaan ka howl-geli karin safaarad uu hoggaankiisu sida la og yahay ula dhaqmayo shacabkiisa, sida saraakiishaasi u sheegeen idaacadda la iska daawado ee SVT. Iyagoona sidoo kale u soo jeediyey shaqaalaha inta kalee harsanna iney iska casilaan howsha ey safaaradda u hayaan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".