Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Bild tillbakvisar kritiken mot sitt uttalande om Libyen

Bildt oo iska fogeeyey eed loo soo jeediyey

Publicerat onsdag 23 februari 2011 kl 10.09
Carld Bildt wasiirka arrimaha dibadda Sweden

Wasiirka arrimaha dibadda Sweden Carld Bildt ayaa iska fogeeyey dhaleeceyn dusha loogaga tuuray kadib markii uu ka hadlay xaaladda cakiran ee dalka Liibiya. Wasiirka ayaa horey u sheegay in dalkaasi Liibiya u baahan yahay xalaad dagenaan ah islamarkaasina aaney aheyn "In la taageero kan ama kuwa kale ee ay tahay  in loo baahan degnaan iyo hormar", hadalkan ayuu sheegay isagoo ku sugan magaaladda bryssel ee dalka Beljim. Tanina waxaa ay keentay in loo arko inuu dhex dhexaad ka noqday demoqraadiyadda iyo keligitaliyahaasi.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".