Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Sweden oo diyaarad u direysa Liibya

La daabacay måndag 28 februari 2011 kl 12.14
Diyaaradda soo daad gureynaysa muwaadiniinta Sweden ee ku sugan dalka Liibya

Dowladda Sweden ayaa u diyaarad u dirtay dalka Liibiya ay ku soo daad gureyso muwaadiniinteeda labaataneeyadda gaaraya ee ku sugan dalkaasi iyo muwaadiniinta kale oo ajanabi ah. Diyaaradan ayaa haatan gaartay jasiiradda Malta.

”waxaanu ahmiyad siineyneynay marwalba siddii aan muwaadiniinteena uga soo saari laheyn dalkaasi. Marwalbana waxa jiray gaadiid balse ma aanu aheyn mid diyaarsan” ayey tiri Ulla Gudmunsson oo tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Sweden kuna sugana jasiiradaasi Malta. Warkan ayaa siii deysay idaacadda wararka faafisa ee ekot.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".