Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Goobaha dhalinyarrada lugu hayo oo la dhaliilay

Publicerat tisdag 1 mars 2011 kl 09.39
Goobaha dhalinyaradda lugu hayo oo dhaliilo ka timid

Goobaha lugu hayo dhalinyarradda ayaa dhaliilo loo soo jeediyey kadib markii ay soo baxday daraasad la sameeyey, taasoo ay daraasadu sheegtay in 12% gabdhaha ku sugan goobahaasi ay sineystaan ama jirkooda iibiyaan. Halka 4% wiilashana ay soo wajahday xaalad noocaasi ah.

                                    

Daraasadan oo ay soo saartay machadka la yiraahdo Statens instututionsstyrelse (SIS) islamarkaasina nuqul kamid ahi ay soo xigatay jariidada Dagens Nyheter ayaa lugu sheegay in dhalaankaasi oo iskugu jira gabdho iyo wiilal ay jirkooda iibsadeen iyagoo ku dabashay maandooriye iyo lacag. Qaar kamid ah dhalinyaradaasi oo da’doodu aheyd 12 jiro ay sameeyn fal galmo ah. Sidaasina waxaa lugu sheegay warbixinta ay daraasadaasi sameysay.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".