Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Det brinner i Kronåsens industriområde med kraftig rökutveckling som följd.
(Publicerat idag kl 15.48)
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Dhalinyarro u baahan badbaado

Publicerat tisdag 1 mars 2011 kl 11.16

In ka badan 4.500 oo dhalinyarro oo ku jira xilliga ardeynimo ayaa ku nool nolol dhuumaaleysi ah ama la qariyey macluumaadkooda warbixineed. Balse iskuuladda ayaa la sheegay iney ku yar tahay siddii ay amuurtan u gacan uga geysan lahaa. Si ardeyda u helaan amaano damaano qaadis iyo waxbarasho. Howl gal ay dowlada soo gudbisay ayey wasaaradda waxbarashada sheegtay iney sameyneyso qorsho wax loogaga qabanayo ammuurahan u halis carruuraha.

”Waa arrin muhiim ah in hadda laga sii munaaqishoodo nidaamkan si ay carruuraha u sii ogaadaan, haddii qof yimaado, cidee loo tagayaa, ma jiraa meel ay isku xiraan tan iyo inta gar gaar uga imanayo. Islamarkaasina ay og yihiin shaqaaluhu waxa laga yeellayo xaaladdan” ayey tiri Ellin Brunell oo ah sharciyaqaanad ka tirsan wasaaradda waxbarashada. 

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".