Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Racfaan loo diiday Göran Lindberg

Publicerat tisdag 1 mars 2011 kl 12.16
Göran Lindberg oo loo diiday inuu racfaan k qaato xukun horey ugu dhacay

Göran Lindberg oo ahaa madax boolis ayaa loo diiday inuu racfaan ka qaato xukun horey loogu fuliyey. Maxkamada sare ayaa maanta go'aan ku gaartay sidaasi, kuna adkeysaneysa xukunkeedi. Göran Lindberg ayaa maxkamada Svea ku xukuntay lix sanno oo xarig ah, kadib markii lugu soo eedeeyey inuu galay falal xadgudb jinsi ah ama galmo uu sameeyey. Waxaana uu ka qaatay racfaan oo uu sheegay in xukunkaasi yahay mid si qaladan loo maareeyey. Waxaana uu codsaday in la sii daayo marka hore, kadibna laga qafiifiyo xukunka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".