Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Hawada Stockholm oo ugu fiican

Publicerat onsdag 2 mars 2011 kl 16.18
Hawada Stockholm oo ugu wanagasan hawooyinka 25 magaalo oo qaaradda Yurub ah

Hawada caasimadda wadanka Sweden ee Stockholm ayaa noqotay tan ugu fiican,  is bar bardhig lugu sameeyey 25 magaallo oo waaweyn kana tirsan qaaradda yurub. Sidana waxaa lugu ogaaday mashruuc ay diyaarisay he'yda Aphekom oo hoos timaaada midowga Yurub. Saas oo ay tahayna carruuraha ku dhaqan magaaladda ayaa heysata caalad caafimaad darro oo ay kamid yihiin Asma-da neefta, cuduradda ku dhaca sambabada ama qaaca galla feeraha iyo sambadda, Wadno xanuun daba socda hawada xun.

Arrimaha lugu sheegay daraasadan ee salka heysa carruuraha asmada ama neefta qaba  8% ay ugu wacan tahay gawaaridda la dhigo bartamaha magaalada

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".