Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Det brinner i Domsjö fabiker i Hörnettområdet med kraftig rökutveckling som följd.
(Publicerat idag kl 15.15)
Digniin Muhiim ah : Warshad ku gubatey Örnsköldsvik ayaa qiic badani ka baxayaa ee dadka aagaas daganow ka taxadara.

Shaqooyinka ugu badan ee ajaanibtu qabato

Publicerat fredag 4 mars 2011 kl 14.38
Shaqooyinka ay qabtaan dadka ajnabiga ah oo ka duwan tan qabtaan kuwa wadanka u dhashay

Rooti sameynta iyo keega la dubo waa shaqooyinka ugu badan ee qeyb ahaan ka shaqeeyaan dadka ajanabiga ah ee ku dhashay meel ka baxsan qaarada Yurub.

Sanadkii 2009-ka qeyb ahaan dadka ku dhashay wadamada ka baxsan qaarada Yurub iyo waqooyiga Yurub ayaa tiradoodu tahay 36%- Sidaas waxaa tilmaantay hey'ada tirro koobka ee SCB. Dhaqaatiirta iyagana ku dhashay dalka dibadiisa iyo meelo ka baxsan iskaandaneefiyanka  ayaa afar meel waxaa ay yihiin ajanabi, tiro koobkii 2009-ka la sameeyey ay xustay. Howlaha meleteriga ee ay ka qeyb qaataan dadka ajaanibta ah ayaa hooseysa 2% Dab demiska 2,3%. Halka shaqooyinka ay kamid yihiin darawalnimada howlaha beeraha iyo keymaha ay iyagana yihiin 2,3%. Kuwa kala haga diyaaridaha ayaa qeyb ahaan ajaanibta ka dhex muuqata ama ka qeyb qaadata howlahaas ay ka yiri 2,4%.Shaqooyinkaugu badan ee ay dadka asalkoodu yahay ajanabi ee ay qabtaan ay tahay ama ka qeyb qaataan ayaa kala ah.

1. Kaaliye caafimaad, gacan yare

2.  Hoteeladda iyo nadaafadda xafiisyadaHotell-

3. Kalkaalisadda caafimaad iwm

4. maqaayadaha laga shaqeeyo P

Suuqa shaqada dadka u diiwaan gashan 12% waa da'da u dhaxeysa 16 jir ilaa 64, asal ahaan ajanabiga ay yihiin. Ugu dambeyntiina qeyb ahaan cadadka dadka ku dhasha meel ka baxsan dalkan Swden ayey dhan yihiin iyagana 17%

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".