Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xoghayihii xisbiga sooshaalka oo is casilay

Publicerat måndag 7 mars 2011 kl 10.43
Xoghayaha xisbiga sooshaan demoqraat-ka Ibraahim Bylan oo is casilay

Ibraahim Bylan oo ahaa xoghayihii xisbiga sooshaal dimoqraat-ka ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xillkiisii xoghayanimo marka uu dhaco kulanka aan caadig aheyn ee xisbigu bishan ku yeelan doono. Waxaa uu sheegay wax badan oo isaga uu qaban lahaa ay iminka saaran yihiin miiska. Iminkana weji cusub iyo is dubridnaan loogu jiro diyaar garow qabsoomidda kulanka xisbiga. Waxaana uu sheegay in iminka ay soo dhowday cidda hogaanka u qaban doonta xisbiga.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".