Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sweden oo bilad maar ah heshay

Publicerat måndag 7 mars 2011 kl 14.20
Helena Ekholm oo 3aad ka gashay tartanka toogashada ciyaaraha barafka ee Ruushka ka socda

Helena Ekholm oo kamid ah gabdha xulka Sweden uga qeyb galaya tartanka barafka oo haatan ka socda dalka Ruush-ka,ayaa kaalinta sadexaad ka gashay tartanka ciyaarahaasi. Helana oo kamid ah gabdha xagga barafkaas ku dulsocda ayaa guushaasi ay gaartay ku faraxsan. Waxey tartanki kula jirtay gabdhaha Kaisa Mäkäräinen oo dhalatay wadanka  Finland iyo Magdalena Neuner oo u dhalatay dalka Jarmalka.  Ciyaarahan ayaa oo caalami ah ayaa ka socon doona dalkaasi Ruusha-ka tan iyo 13 bishan aynu jirno ee maarso. Wiilasha Sweden ee isla tartan uga qeyb galaya ayaa iyagana daciifnmo ka muuqataa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".