Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xaafadda Södertälje oo la dagaalameysa burcada

Publicerat måndag 7 mars 2011 kl 14.52

Xaafada Södertälje oo ka tirsan xaafaddaha magaaladda Stockholm ayaa booliska oo kaashanaya hey'adaha, waxaa ay la dagaalami doonaan kooxaha burcada ah ee dembiyada geysta. Howsha ugu horeeysa ee booliska hortaala ayaa ah siddii ay ula dirriri lahaayeen kooxaha shabadda burcadda ah ee ka jira dagaaladaasi.

Howlgalkan ayaa ilaa iminka noqday mid lugu guuleystay. Waxaa gacanta lugu soo dhigay 12 ruux oo kamid ah shabakadaasi, kuwaasoo lugu xirriirinayo dil loo geystay labo walaalo ah.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".