Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Macalimiinta oo mushaar yari ka cabanaya

Publicerat tisdag 8 mars 2011 kl 11.33
Macalmiinta iskuuladda oo mushaar yar shaqooyinkooda uga badasha. Foto: Frida Hedberg/SCANPIX

Afar kamid ah tobbonkii macalin ee iskuuladda ayaa labbo iyo tobankii bilood ee ugu dambeeyey isaga tagay shaqooyinkooda sababo la xirriira mushaarka oo ku yar. Sidana waxaa lugu sheegay warbixin ay soo saareen urrurka isku taga macalimiinta ee lärareförbundet oo ay ka qeyb qaateen baaritaankaan 13.000 macalin. Sababaha ugu badan ee macalimiintan shaqooyinkooda u badasheen ayaa sabab looga dhigay mushaarada oo yar.

Isha warka: TT

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".