Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Eedeymo ka dhex jiro sooshaalka demoqraat-ka

Publicerat onsdag 9 mars 2011 kl 10.16
Dooda ka dhex taagan sooshaalka

Wakiilo ka tirsan kongoreeska xisbigga sooshaal demoqraat-ka ayaa dhaliilo u soo jeediyey habka ay iminka socdaan u diayar garowga doorashada gudoomiyaha xisbiga. Madaxii hore ee urruradda shaqaalaha L Stig Malm oo kamid ahaan jiray wakiiladda  ayaa haatan maraxalada ku tilmaamay arrin wareersan. Wuxuu ahaa u dhaliilay wakiiladda doorashada oo aysan ku dhaqaaqin wax doorasha ah, balse ay ku dhaqaaqeen oo keliya waa sida uu hadalka u yiri iney cod dhiibtaan.

Waxaana uu tusaale u soo qaatay xisbiga deegaanka oo uu sheegay iney heystaan toddobo musharax oo la dooran karro en ny partiledare. Stig waxa uu tilmaamay in farcyada xisbiga ay gidaar ku yihiin iney qabsoonto doorashada gudoomiye cusub oo xisbiga sooshaalku yeesho. Waxaa uu sheegay iney haboon tahay in farac kasta oo xisbiga kamid ahi ay qaataan mas'uuliyadda soona gudbiyaan musharaxooda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".