Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dowlada oo abuureysa hanaan shirkadaha ugu dhimeyso canshuurta

Publicerat torsdag 10 mars 2011 kl 14.43

Dowladda ayaa maanta magacaabeysa gudi baaritaan ku sameeya siddii ay suurtagal ku noqon laheyd in shirkadaha laga dhimo canshuuraha magaalooyinka wadanka ee ay shaqo la’aanta xoogga lihi ka jirto.Tanina waa hanaan ay dowladda kor ugu qaadeyso helista shaqooyin badan, islamarkaasina ay u soo gaabin laheyd faquuqidda.

Sidaana waxaa  waxaa wargeyska Svenska Dagbladet  ku qoray sadex wasiir dowladeed. Waxaa jirto rajo ah in nidaam ceynkaasi ah la hirgeliyo bisha janaayo ee sanadka 2014-ka. Fikirkdda ka dambeysa amuurtan ayaa loogu magac darray Zoonaha cusub, waana hanaan laga soo minguuriyey dalka Faransiiska, waana mid soo laheyd soo jiidasho xilliggii ay socdeen dhaq dhaqaayaddii doorasho ee dalkaasi kal hore ka dhacay

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".