Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ehelada dibadda laga keensado iyo dalkaan Iswiidhan

Publicerat torsdag 10 mars 2011 kl 15.51
Ehelada la isu keeno
(4:35 min)
Fardoowsa Shiikh Xasan waa hooyo loo diidey in caruurteeda dalkaan Iswiidhan loo keeno.

Dawladda iyo xisbiga cagaaran ee Miljöparti-ga ayaa todobaadkii hore isku afgartey dhoowr arrimood oo la xiriira siyaasadda soogalootiga, sida tusaale ahaan in soogalootiga, soomaaliduna ka mid tahay loo sahlo sidii ay qaraabadooda dalkaan Iswiidhan ku keensan lahaayeen.

Ilaa haddase wali la iskuma raacin hababkii la adeegsan lahaa si dadkaas qaraabadooda loogu keeno.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".