Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shilalka iskuulada ka dhaca oo warbixano laga bixiyey

Publicerat torsdag 10 mars 2011 kl 17.33
Shilalka iskuuladda ka dhaca oo dacwad ka dhan laga gudbiyey

Tirradda laga gudbiyey dacwada shilalka halista ah ee ka dhaca dugsiyadda hoose iyo dhexe ee dalkaan ayaa korortay sanadkii ina dhaafay. Guud ahaan tiradda lshilalka aga gudbiyey ayaa dhan 1725 shil, sidaana waxaa ku warantay hey'ada deegaanka. Tanoo ah tirro ka badan 22% marka la bar bar dhigo sanadkii hore. Wargeyska maalinel laha ee Metro ayaa maanta daabacay warkan.

Daryeel xumo ka jirta jaranjarada, biraha la cuskado  iyo dariishada iskuuladda ayaa ah kuwa u ah sababta. Shilal kale oo dhaca ayaa salka ku hayain degmooyinku ay kireystaan hoolalka loogu talagalay jimicsiga xilliyadda habeenka ah

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".