Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shir dheeraad ah oo Liibiya loogaga hadlayo

Publicerat fredag 11 mars 2011 kl 15.32
Banaanbaxayaal reer Liibiya oo doonaya in Khadaffi hogaanka iskaga deggo.

Magaaladda Bryssel ee wadanka Beljim ayaa waxaa ka socda shir dheeraad ah oo loogaga arrisanayo xaaladda wadanka Liibiya. Arimaha shirka loogaga hadlayo ayaa kamid ah in natiijadda EU-du doonayaan ay tahay hogaamiyaha Liibiya Mucaral- Khadaffi uu xilka iskaga dago. Sidaa waxaa sheegay ra'iisal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt ka hor inta aannu gelin shirkan oo saaka furmay.

"Midowga Yurub ayaa ku cadaadinaya iminka in si deg deg ah u joogsado ku kaca tacadiyada iyo in Khadaffi ogaado in la gaaray xilligii uu ka degi lahaa hogaanka. Tan ugu muhiimsan waa in la joogjiyo isticmaalka tacadiyadda iyo u ekaanshaha dagaalka sokeeye" Waxaanaa ra'iisal wasaarahu doonayaa in gollaha loo dhan yahay, jaamacadda carabta ay kulan yeeshaan siddii looga munaaqishoon lahaa sidduu ekaan lahaa isticmaal meleter.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".