Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

23 jir Göteborg gabar ku dilay oo dacwadiisa bilaabay

Publicerat fredag 11 mars 2011 kl 16.36
Göteborg oo ay ka bilaabatay dacwada 23 jir dil gabar u geystay

Magaaladda Göteborg ayey maanta dacwad ka dhan 23 jir dil ugu geystay gabar magaaladda Göteborg oo ah caasimadda labaad ee dalka Sweden. Gabadhan oo 27 jir ayaa meydkeedi laga helay maxada tareenkada ee xaafadda Hisigen. Ninkan gabadha dilay ayey kaamiradaha wax duuba soo qabteen isagoo ka daba dagay gabadhaasi markii ay uga tagtay maxadada xaafadeeda oo ah meesha meydkeedi laga helay.

Sida uu ku waramay xeer ilaaliyaha ayaa ninkan 23 jirka ahi waxaa uu jir dil u geystay gabadha taasoo keentay aakhrikii in maskaxda ay joojisay iney shaqeyso sababo la xirriira ogsojiinka oo aysan helin.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".