Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Siyaasadda iyo Miisaaniyadda Dhaqaale ee Dawladda

Uppdaterat tisdag 12 april 2011 kl 10.55
Publicerat tisdag 12 april 2011 kl 09.50
Jessica Gow/Scanpix

Qidmadda mushaarooyinka oo la dhimo markii shannaad iyo dhimista cashuuraha laga qaado maqaayadleyda, ayaa ka mid ah fikirka siyaasadda dhaqaale ee miisaaniyadda xilliga deyrta, lana hor-keeni doono baarlamanka maalinta berito ah. Waana miisaaniyad ay dawladdu ku talo-jirto haddii la ansixiyo inuu hir-galo bilowga sannadka foodda innagu soo haya ee 2012.

Miisaaniyaddan ayay sidoo kale ku cad-yihiin xaaladda dhaqaale ee dalku ku sugan yahay iyo goobaha dawladda dalka maamushaa ku talo jirto in xoogga la saaro.

Maqaal ey hogaamiyeyaasha afarta xisbi ee ku bahoobay maamulka dalka faraha ku hayaa ku soo daabceen war-geeyska marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaanno DN ayey ku qeexeen in dhaqaalaha dalka ee sareeyaa suurtagelinayo sidii dawladdu uga soo dhalaali lahayd ballaan-qaadyadii doorashadii 2010 iyo in culeeyska la saaro howlaha ey ka mid yihiin dhimista qidmadda mushaarooyinka howl-gabka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".