Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Khatarta Dabka Iskuullada

Publicerat onsdag 13 april 2011 kl 11.17
Sawirle: Håkon Mosvold Larsen/Scanpix

Wixii laga soo bilaabo lixdii sannadood ee ugu dambeeyey, maamullada iskuulladuna la wareegeen masuuliyadda ka hor-tagga masiibooyinka dabka ee ka dhasha iskuullada ayaa laga deeyrinayaa halista kala soo gudboonaan karta, sida ku cad baaritaan idaacadda Iswiidhen ku sameeysey hayadda badbaadada dabka mar ay dib arrintaa ugu eegtay iskuullo ku yaala 200 oo degmo. Iyadoona caqabadda ugu ballaaran laga ogaaday baahida goobaha laga baxsado haddii uu dab kaco iyo aaladaha alaarmiyada oo baahi badan laga arkay.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".