Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Gabar Muslimad oo Lagu Ganaaxay Niqaab

Publicerat onsdag 13 april 2011 kl 11.34
Noocyada xijaabka. Grafik: Liv Widell

Gabadhii ugu horeeysay ayaa lagu ganaaxay inay niqaab ku dhex sidatay goob bulsho iyadoona lagu oogay iney bixiso ganaax dhan 150 ah lacagta euro-da. Gabadhan oo 28 jir ah ayaa noqotay haweenaydii ugu horeeysay ee uu qabto xeer uu maamulka dalka Faransiisku ku mamnuucay niqaabka, hirna-galay maalintii isniinta ee toddobaadkan eynu ku jirno, sida ku cad war laga soo xigtay ciidanka ammaanka.

Boliiska ayaa horay uga digay in xeerkan mamnuucaya niqaabku yahay mid adag sidii lagu hir-gelin lahaa maadaama aannu sharcigu u saamaxayn in niqaabka laga siibo haweenka, iyo sidoo kale cabsi laga qabo rabshado.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".