Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqooyinka Dhallaanka ee Kuleeylaha

Publicerat onsdag 13 april 2011 kl 17.58

Todobaadkaan dhammaadkiisa ayaa ku eg waqtiga loo qabtey sanadka in dhallaanka da'da yar ee dhigta dugsiyada ey ku dalbadan karaan shaqooyinka xilliga kuleeylaha ee fasaxa laga yahay iskuullada, sida uu sheegay mar aannu wareeysi la yeelanay Cabdinuur Ciise, ahna madaxa waaxda dhallaanka iyo shaqada ee xafadaha Rinkeby Kista, dhacana nawaaxiga Järva.

Waa qorshooyin ey maamullada degmooyinku caadeeysteen iney miisaaniyad geliyaan sidii ardayda dhigata iskuullada loogu howl-gelin lahaa si ey dhaqaale uga helaan qayb ka mid ah xilliga ey iskuulka fasaxa kaga jiraan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".