Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

xisbiyada mucaaradka iyo kan xagjirkaa

La daabacay torsdag 14 april 2011 kl 14.06
Hogaamiyey yaasha xisbiyada mucaaradka

Xisbiyada mucaaradka oo uu hor kacahayo xisbiga Sooshial demokratiga, iyo xisbiga xagjirka ah ee Sverigedemoquraati-ga ayaa si wada jira u dalbanaya in lajoojiyo sharuudaha lagu xiro shaqo laawaha, iyo in sidhaqso ah loo jeex jeexo xujadii lagu xira ahyey shaqo doonaha ee aheeyd inuu wadanka oo dhan ka raadiyo shaqo, isla markaana uu san isku xirin xirfadiisa oo kaliya.Taas oo micnaheedu tahay hadii dhaqtar uu helo dhul masaxid inuu qaataa, kana shaqeeyo.

Arinkaas ayeey xisbiyadan mucaaradku qabaan in fursad boqol maalmoodda lasiiyo shaqo raadiyahay inuu eegto xirfadiisa oo kaliya, isla markaana uu shaqada ka doon doonto halka ugu dhaw.

Xisbiyadda muxaafadka waa Alliansen, ayaan soo dhaweeynin fakarkaan, isla markaana u arka xisbiga Sooshial demokratiga mid masuul laawe, asaga oo hadalkiisa sii wata ayuu yir Thoms Tobé(M) xisbiga Doga ayaana ka filaneeyn ineey wada shaqeen la'yeela karaan xisbiga xagjirka ah ee Sverigedemoquraati-ga.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".