Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dembiyada Faqooqa Naceeybka loo Galo

Uppdaterat onsdag 20 april 2011 kl 11.00
Publicerat fredag 15 april 2011 kl 09.42
Dembiyada jinsi-naceeybka
(2:29 min)
Wasiirka cadaaladda Beatrice Ask iyo daaqad dad laga xabbadeeyay. Foto: Scanpix. Montage: Sveriges Radio.

Xeerka dembiyada jinsi ama diin naceeybka loo galo oo xaaladdooda laga deeyriyey.

Muddo iminka laga joogo 15 sannadood oo hayadda dalka ugu sarreeysa ee sharci-dejintu waa baarlamank’e ay go’aamiaay in la adkeeyo dembiyada loo galo nacaybka faqooqa (hatbrott) aan illaa hadda la ogsooneyn halka xaaladdaasi mareeyso. Iyadoona ciidanka ammaanka ee poliisku kolka ay hoowshaa faraha la galaan ay marar badani noqdaan kuwo si khaldan loo fuliyo.

Magaalada Malmö ayay sarkaaladda boliiska Jeanette Larsson, hor-kace u tahay aqoon korosi middaa la xiriirta 

- 95% dembiyadaa ayaa loo baaraa si khaldan, waana amuur lala yaabo. Halka heerka aqooneed ee saraakiisha ammaankuna yahay mida aad u hooseeya oo aanba la garaneyn fal-dembiyeedkani waxa uu macnihiisu yahay.

Dib u Jaleecid Xaqiiq

En av Brottsförebyggande rådet BRÅ:s årliga rapporter om hatbrottsstatistiken i Sverige. Foto:Maja Suslin/SCANPIX
Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".