Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ciidanka Dhulka ee EU-da iyo Liibiya

Uppdaterat fredag 15 april 2011 kl 16.20
Publicerat fredag 15 april 2011 kl 15.47
Många libyer är på flykt undan striderna i staden Misrata. Foto: Scanpix.

Ma loo diri doonaa ciidanka dhulka e eka socda waddammada ku bahoobay ururka midowga Yurub dalka Liibiya? Waa su’aal ey xubnaha ururku ka doodeen

Waddammada ku bahoobay ururka EU-da ayaa maanta ka dooday go’aansadayna sidii loogu diyaarin lahaa ciidan milateri ee kuwa dhulka ah, sidii ay gacan uga geeysan lahaayeen shacabka ku tabaaleeysan dalka Liibiya iyo siduu ciidankaasi sida ugu dhakhsiyaha badan uga qayb qaadan lahaa badbaadinta, taageeridda bani’aadminimo ee shacabka, iyo weliba sidii lagu gaarsiin lahaa raashin, waa haddii ay su’aal middaa la xiriirta uga timaaddo hayadda Qaramada Midoobay. Qaasatan magaalada Misrata oo muddaba ay ciidammada taabacsan Mucamar Qadaafi weerarro ba’an ku hayeen.

Waxaan illaa hadda caddeeyn dhammaan qodobbada heshiiskaa, iyadoona la filayo inuu ku saabsanaan karo ciidan la geeyo dekedaha iyo garoommada diyaaradaha si loo sugo in mucaawinadu si hubsiimo leh u gaarto bulshada u baahan.

Isha: Idaacadda wararka ee Ekot

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".