Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Dad Iswiidhish ah oo lagu xirxirey dalka Azerbajdzjan

Publicerat måndag 18 april 2011 kl 14.52
Foto: Karin Olsson-Bendix/SR

Saddex qof oo Iswiidhish ah ayaa maalintii axadda lagu xirey dalka Azerbajdzjan, xarigaas oo lala xiriiriyey filim dokumentaar ah oo dalkaas ka duubayeen ,sida ay warisey idaacadda la iska arko ee SVT.

Barnaamijka wararka ee Rapport ayaa wariyey in dadkaas Iswiidhishka ah laga soo masaafurin doono dalkaas.

Mikael Ekman oo ka tirsan shirkadda Pampas ee barnaamijyada sameeysa ayaa barnaamijka Rapport u sheegey in dadkaas Iswiidhishka ah si wanaagsan loola dhaqmey.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".