Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xisbiyada dalkaan iyo taageerada ay Iswiidhishku u hayaan

Publicerat måndag 18 april 2011 kl 16.13
Hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaradka.

Xisbiyada casaan/cagaarka ayaa ra'yi uruurintii u danbeeysey ee ay hey'adda Sifo ka qaadey qaar ka mid ah dadka Iswiidhishkaa ,waxay la sinmeen kuwa taageerada u haya xisbiyada Alliensi-ga ee xukunka dawladda hay.

Xisbiyada mucaaradka ayaa hadda 0,1 ka horeeya xisbiyada dawladda wadaaga ku ah, sababtuna waa iyadoo marka laga reebo xisbiga Moodaraadka ay dhammaan xisbiyada kalee dawladda dib u dhac ku yimid.

Xisbiga KD ayaa isagu xog uruurintaas ka hoos marey boqolkiiba afarta ee loo xadeeyey baarlamaanka meesha xisbiga dhexee Center-ku uu heley boqolkiiba afar oo kaliya.

Dhammaan xisbiyada M, S, MP iyo SD ayaa kor u kacey meesha uu dib u dhac ku yimid xisbiga bidixda ee V-ka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".