Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Sharciga Iskuulada iyo luqadda afka hooyo ee dhallaanka

Publicerat tisdag 19 april 2011 kl 09.56

Sharciga cusub ee iskuulaadka oo dhaqangali doona 1-da bisha luulyo ee sanadkaan ,ayaa lagu qorey in dhallaanka dhigta dugsiyada xanaanadu xaq u leeyihiin in afkooda hooyo laga taageero, laakiin su'aasha isweeydiinta mudan ayaa ah in taasi wax ka badaleeyso iyo in kale shaqadii dugsiyada xanaanada caruurta.

Dugsiyo xanaano oo badan ayey maanta dhibi ka heeysataa hawshooda la xiriirta sidii ay u horumarin lahaayeen luqadda afka hooyo ee dhallaanka dugsiyadaas dhigta.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".