Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maxkamado la soo jeediyey in la xiro

Publicerat tisdag 19 april 2011 kl 14.38

Hey'adda maxkamadaha ayaa hadda soo jeedisey in la xiro ilaa afar maxkamadood oo heer degmo ah ,hawshoodiina loo wareejiyo goobo kale.

Hey'adda maxkamadaha ayaa intaas ku dartey in maxkamadaha waaweeyni si fiican uga dabaalan karaan hawl maalmeedka maxkamadaha.

Maxkamadda Eksjö ayaa la xirayaa waxaana lagu darayaa tan Jönköping, maxkamadda degmada Hässleholm ayaa iyana loo wareejin doonaa tank u taala Kristianstad, maxkamadda degmada Mora ayaa loo wareejinayaa Falun sidoo kalana waxaa maxkamadda Norrtälje loo wareejinayaa Attunda oo ku taala degmada Sollentuna.

Waxaa kaloo iyana la soo jeediyey in maxkamadda Uddevalla la xiro.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".