Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ciidanka xoogga dalka Iswiidhan oo la dhaliiley

Publicerat tisdag 19 april 2011 kl 16.55
Foto: Peder Broberg/Sveriges Radio Blekinge.

Ciidamada xooga dalka Iswiidhan ayaa maanta dhalii loo soo jeediyey kaas oo ay hey'adda hanti dhoowka qaranku ku eedeeysey in aysan caddeeyn sida ciidamada dalkaani ay dhabtii uga soo dhalaali lahaayeen haddii bulshada dalkaan ay soo wajihi lahaayeen musiibooyin sida duufaano iyo keymaha oo gubta iwm.

Mid ka mid ah hawlaha ay ciidamada dalkaani u xilsaaran yihiin ayaa ka mid ah in ay bulshada kaalmeeyaan markii ay aafooyin xoog lihi dhacaan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".