Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dhallinyaro Göteborg ka sii wada baabuur gubid

Publicerat onsdag 20 april 2011 kl 15.58
Baabuuro lagu gubey Göteborg. Foto: Björn Larsson Rosvall / Scanpix.

Magaalada Göteborg ayaa waxaa wali ka sii socda dabkii la qabadsiinayey xaafadaha Frölunda iyo Tynnered oo ka tirsan magaalada Göteborg.

Ugu yaraan afar gaari ayaa dab la qabadsiiyey.

Booliiska iyo ciidamada badbaadada ayaa la kulmey dhallinyaro dhagxaan ku tuuraya , kuna ifinaya nalal leeysar cagaaran ah.

Dhagxaan ayaa sidoo kale lala dhacey tareen dhulka dushiisa mara.

Maalintii isniinta ayey aheeyd markii dab la qabadsiiyey toddoba goobood iyo waliba dhoowr gaari.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".