Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Degmada Sala oo laga mamnuucdey tuugsiga

Publicerat torsdag 21 april 2011 kl 09.45

Degmada Sala oo ka tirsan gobolka Västmanland ayaa noqotey degmadii ugu horeeysey oo mamnuucda tuugsiga laga tuugsado goobaha caamka ah.

Ujeedada go'aankaan laga leeyahay ayaa ah in ay booliiska u sahlanaato sidii ay wax uga qaban lahaayeen danbiyada tuugsiga raadka la leh tusaale ahaan sida dadka la soo tahriibiyo iwm.

Dhammaan siyaasiyiinta degmadaas ayaa isku raacsan go'aankaas ay degmadoodu gaartey.

Xildhibaanada baarlamaanka dalkaan Iswiidhan ayaa waxaa kaliya oo go'aankaas ay degmada Sala gaartey taageersan xisbiga Sverigedemoqoraati-ga kaligiis.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".